Sunday, April 28, 2024
Ad

Alshabaab oo Laga Saaray Deegaanadii ay Shalay Qabsadeen

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ee maamulka HirShabelle ayaa sheegaya in mar kale ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ay dib...

Muuse Biixi Cabdi oo maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan maayarka magaalada Hargeysa...

0
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ka dhan maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge, wuxuuna amray inuu joojiyo...




Xildhibaan Ka Tirsanaa Koofur Galbeed Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan hore uga tirsanaa maamul goboleedka Koofur Galbeed. Xilshibaabka oo lagu magacaabi jiray...

Muxuu yahay muuqaalka ay sii daysay Xamaas ee xaaladda ku sii xumayn kara Israa’iil

0
Ururka Xamaas ayaa baahiyey muuqaal muujinaya caddayntii ugu horreysay ee nolosha labo ka mida maxaabiista ay gacanta ku hayaan ee lagu haysto Qasa. Muuqaallada waxaa...

Dowladda Mareykanka oo sheegtay Waxa ay kasamaynayso Musuqii lagula Kacay Ciidanka Danab

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u qiimeyn doonto xiriirka iyo iskaashiga kala dhaxeeya ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya ee Danab, kuwaas oo ay...




War Deg Deg ah: Qaraxyo Caawa Ruxay Muqdisho iyo Khasaaro ka Dhashay

0
Faahfaahino hordhac ah ayaa laga helayaa qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi Boondheere iyo Yaaqshiid. Goobjoogayaal ayaa Calanka Media u sheegay...

Soomaaliland oo Saraakiil Sar sare u dirtay Itoobiya Xili ay Weerar isku Diyaarinayso

0
Wafdi saraakiil ah oo ka socda xukuumadda Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya, halkaas oo si diiran loogu soo...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta si toos ah usoo faro-geliyay fadeexadda wayn ee hareysay Ciidanka Danab

0
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si toos ah usoo faro-geliyay fadeexadda wayn ee hareysay taliska Danab, kadib markii la musuqmaasuqay raashinkii ciidankaasi, taa oo...

Haweeney caan ka aheyd Tiktok oo la dilay Xili ay Gaarigeeda ku Dhex jirtay

0
Haweeney caan ka aheyd baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok oo u dhalatay dalka Ciraaq, ayaa xalay lagu hor toogtay gurigeeda oo kuyaalla magaalada...

Dawladda Soomaaliya oo Cafis u fidisay kuwa kasoo baxaya “khawaarijta”

0
Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale gacmaha u furtay waxa ay ku sheegtay “maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ka soo baxaya safka Khawaarijta ee isku soo dhiibaya...

War Deg Deg ah: Alshabaab oo Goordhow La Wareegay Deegaanka Ciidciidka

0
Alshabaab ayaa Goordhow Gudaha Ugalay Laba Deegaan oo Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Dhexe ee Hirshabeele Labadaan Deegaan ayaa Kala ah CiidCiidka Iyo Cali fooldheere. Ciidamada...

Faahfaahin Aabe iyo wiilkiisa oo dil iyo dhaawac loogu gaystay Muqdisho

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Jimcihii ka dhacay gudaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kadib markii hal goob...

Xog dheeraad ah oo ku saabsan raashinka la musuq maasuqay ee Ciidanka Danab iyo sida uu u saameyn karo dagaalka al-Shabaab

0
Dowladda Soomaaliya ayaa qirtay inuu jiro musuq maasuq lagu sameeyey qaybta saadka raashinka ee ciidamada gaarka u tababarran ee Danab, oo ah ciidan taakulayn...

Erdogan: “Waxaan jarnay xiriirkii naga dhaxeeyey Israa’iil, dhammaantiisba waa jarnay”

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, oo khudbad ka jeediyay shirka 5-aad ee golaha baarlamaanka ee Qudus, si gaarana uga hadlayey xiriirka dalkiisa iyo Israa’iil...

Wasiirka Amniga Israel oo dhaawacmay xilli uu kasoo laabtay goob Weerar ka dhacay (Sawirro)

0
Wasiirka Amniga maamulka Israel, Ben-Gvir ayaa shil gaari ku dhaawacmay, waxaana loola cararay xarun caafimaad oo lagula tacaalayo xaalada wasiirkan dhaawacmay sida ay ku...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

0
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka dal ku galka, kuwaasi...

Ciyaaryahan lagu magacaabo Osama oo magaciisa hadal heyn badan ka dhaliyay dalkiisa

0
Osama Vinladen waa cayaaryahan 22 jir ah oo horyaalka heerka koowaad ee dalka Peru ka dheela. Wuxuuna qabsaday hadalheynta iyo caannimada kubadda cagta. Mana...

Xalaada Itoobiya oo Cakiran iyo Maraykanka Oo Ciidamada Itoobiya Eedayn Culu u jeediyay

0
Mareykanka ayaa ciidamada Itoobiya ku eedeeyay xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Warbixin ku saabsan xaaladda Itoobiya oo ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda ee...

SOMDA oo Gaartay Baydhabo Xili la Filaayo Roobab Ma Hiigaan ah

0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur...

Xasan Shiikh oo Dowlada Tanzaniya u Tagay Arin Dadka Soomaaliyeed ku farxeen

0
Wafdiga Dawladda Soomaaliya ee ku sugan dalka Tansaaniya ayaa lagu wadaa in madaxda wadankaasi ay la galaan heshiisyo ay kamid yihiin sidii maxaabiista Soomaalida...

Xuutiyiinta Yemen oo markab kale ku weeraray xeebaha u dhow Soomaaliya iyo falcelin adag oo ay la kulmeen

0
Markab dagaal oo ay leyihiin ciidmada badda ee boqortooyada UK, ayaa soo riday gantaal ay kooxda Xuutiyiinta Yemen ku rideen markab ganacsi oo marayey...

Maxkamada Puntland oo amartay in lasoo xiro odayaal taageeray Dowlada Soomaaliya kana Soo Horjeestay Deni

0
Qoraal ku mudeysnaa 21 April 2024, oo ka soo baxay maxkamadda derajada kowaad ee gobolka Bari ayaa lagu amarey taliyaha booliska gobolka Bari in...

Mareykanka oo taageerada ka joojiyey Danab Talaabo ay Qaaday Dowlada Soomaaliya Darteed

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday fadeexad musuq-maasuq oo ka dhex-dhacday ciidamada Dana bee Mareykanka uu tababaro, ayada oo la leexsaday qaar ka...

Mareykanka iyo 17 dal oo kale oo farriin culus u diray Xamaas

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden iyo hoggaamiyayaasha illaa 17 dal oo kale oo caalamka ah ayaa ugu baaqay ururka Xamaas inay aqbalaan hindisaha xabbad-joojinta...




News in English

Wararka Caalamka