Bulsho

Labo fannaan oo si run ah ugu dagaalami doona gabar iyo feeryahanno caan ah oo kala wata Sawirro


11/01/2017 08:32:00:-Ciyaaraha feerka ayaa galay marxalad cusub, waxaa garoonka ciyaaraha feerka lagu ciyaaro ee afka ingriiska loo yaqaan "boxing ring" dhawaan isugu imaanaya labo heesaa oo caan ah islamarkaana da`yar oo kala wata labo feeryahan oo aad looga baqo.






Fannaanad Janet Jackson oo igaar u dhashay seygeeda carabka ah

04/01/2017 13:41:00:-Janet Jackson, fanaanadda caanka ah ee reer Mareykan ayaa dhigtay uurkii ay u sidday seygeeda muslimka ah ee kasoo jeeda dalka Qadar Wissam Al Mana (41-jir), sida ay baahinayaan warbaahinta caalamka.



MINNESOTA: Xaliima Aadan oo ka tanaasushay tartanka quruxda dumarka "MISS USA"

09/12/2016 06:27:00:-Xaliima Aadan oo 19 jir ah oo iyadoo xijaaban u tartantay gabadha ugu quruxda badan gabdhaha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in aanay markale tartamayn oo ay ka tanaasushay.



TARTANKA MISS USA:
Xaliimo Aadan oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee tartanka quruxda gabdhaha Mareykanka kaga qeyb gasha xijaab Sawirro


29/11/2016 17:14:00:-Gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xaliimo Aadan (19-jir) kana soo jeedda gobolka Minnesota ayaa markii ugu horreysay taariikhda dalkaasi mareykanka gashay kaddib markii ay xijaab kaga qeyb gashay tartanka quruxda dalkaasi ee loo yaqaan "MISS USA".



Lammaane Shiineys ah oo madax-xanuun ku riday shirkad guryaha iibisa kaddib markii ay lacag "cash" ah jawaan uga soo daadiyeen Sawirro

28/11/2016 05:15:00:-Shirkad guryaha iibisa oo ku taal dalkaasi Shiinaha ayaa la kulantay dhacdo u dhinneyd kaddib markii guri ay iibinayeen soo xaadireen lammaane guri-doon ah kuwaas oo horay uga helay guriga la iibinayo islamarkaana horay usoo qaatay lacagtii ay ku iibsan lahaayeen.



SPORTS / ENGLISH



Gabar dhimatay oo ku guulaysatay in maydkeeda la kaydiyo iyadoo ka rajo qabta in ay dib u soo noolaato Sawirro

24/11/2016 17:03:00:-Gabar 14 sano jir ah oo doonaysay in jirkeeda la kaydiyo markii ay dhimato, si hadii daawo cudurkeeda loo helo mustaqbalka ay u soo noolaato, ayaa ku guulaysatay dacwad ay gaysay maxkamad intii aysan dhiman.



Cillad farsamo oo ka dhex dhacday Facebook oo malaayiin adeegsadeyaal nool lagu "dilay"

12/11/2016 06:20:00:-Facebook oo baryahan waday kala shaandheynta adeegsadayaasheeda kuwa dhintay iyo kuwa nool ayaa waxaa cillad farsamo oo dhacday awgeed lagu daray malaayiin adeegsadayaal ah liiska dadka dhintay.



Qoyska reer Kardashian oo cunug yar ku soo biiray iyo hooyada dhashay oo lagu qalay Sawirro

11/11/2016 05:40:00:-Wiilka keliya ee ku jira qoyska reer Kardashian ee Rob Kardashian (29-jir) ayaa waxaa u dhashay gabar magaceeda loo baxshay Dream Renée Kardashian. Gabadhan yar ayaa dhalatay subaxnimadii Khamiista oo saacadda Mareykanku aheyd 09.18.



UK: Amiir Harry oo saaxib la noqday aktarad Amerikaan ah

10/11/2016 09:11:00:-Qoyska reer boqorka Ingriiska ayaa shaaca ka qaaday oo xajiijiyay in amiir Harry (32-jir) uu saaxiib la noqday Aktarad Mareykan ah oo lagu magacaabo Meghan Markle kaddib markii maalmihii u dambeeyay warbaahinta arrintaasi hadal haysay.



Silsillada Waydhaaminta: Gumeysiga cusub!

27/12/2015 08:56:00:-Silsilladan waxa aynu ku lafo-guri doonnaa ayaan-darrada ka dhalatay hoggaan-xumadda haysata umadda Soomaaliyeed. Hase yeeshe, qaybta koowaad ee silsiladan waxaan kaga hadli doonnaa sababaha keenay hoggaan-xumada. Waxa aynu diiradda saari doonnaa awoodaha ku midoobay daddaabaynta iyo daguuginta hoggaanka umadda soomaalida, Sidoo kale waddooyinka iyo khiyaanada ay maleegaan si ay u gaadhaan himiladoodda!



VIDEO-GII U DAMBEEYAY



Aragtida Wasiir Nuur Faarax ee Somaliland iyo midnimada Soomaaliya Video

26/12/2015 07:08:00:-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Nuur Faarax, ayaa mar uu booqday magaalada London wuxuu hadallo cad cad oo aan gabbasho lahayn u jeediyay beesha Soomaalida.



Qabiil dowlad ma noqon karaa xittaa haddii uu yahay mid ballaaran?

17/11/2015 15:55:00:-Waxaa waayadan dalkeena Soomaaliya ka dhismayo maamullo ku salaysan hab qabiil, Kuwaasi oo loo ekeysiinayo maamul dowladeed caadi ah, Iyadoo dhinaca kalena la iska indho-tirayo xaqiiqda jira ee ah inaanu qabiil dowlad noqon Karin, xitta haddii uu qabiilkaasi yahay mid ballaran oo ay ku badan yihiin dad af-mishaaro ah.



Xarigga Xiddigaha Geeska
- TALIYE, CAADI ISKA DHIG!: Sheeko uu qoray Yuusuf Garaad


30/09/2015 04:22:00:-Xarig fannaan kuma cusba Soomaalida. Hadraawi iyo Cabdi-Qays ayaa nool. Cabdulle Raage ayaa na soo maray. Liisku waa dheer yahay.



QORMO: Waxaan ku soo arkay Muqdisho!

24/09/2015 15:48:00:-Waxaan aaday Muqdisho anigoo maskaxdayda ay ka guuxayaan su'aalo dhowr ah, sida, maxaa iga dambeeyay? maxaanse kala kulmi doonaa Muqdisho, ? sida aan ognahay, safar walbo, wuxuu leeyahay, xasuus u gaar ah, sidaas darraadeed waxaan jeclaystay in aan idinla wadaago, qodobo ka mid ah wixi aan ku soo arkay Muqdisho, si ay dadka qaar wax uga faa'idaystaan, ama akhbaar ahaan u qaataan. Bal ila eeg qodobaddaan:



Halganka nolosha: BY: - IBRAHIM C/QAADIR CISMAN

12/09/2015 06:13:00:-Noole kastoo dunidan jooga waxa uu soo qaatay xilli uu ahaa magac-laawe oo aan waxba qabsan karin, ku dulnool noole kale.



SAWIRRADII U DAMBEEYAY

SAWIRRO TAYO LEH:
Ciidamo kumaandoos ah oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho iyo askar caddaan ah oo tababarka baxshay Sawirro 15/01/2017 05:06:00:-Xero ku taal duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira ayaa waxaa maanta tababar loogu soo xiray ciidamo kumaandoos oo soomaali ah kuwaas oo tababarka kaddib la guddoonsiiyay shahaadooyin.



Muddo intee le'eg ah buu shaqeyn karaa maamulka Jubba marka ay baxaan ciidamada Kenya?

05/09/2015 06:49:00:-Qormadan, Waxa aan kaga hadleynaa masiirka uu ku danbeyn doono maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madooba marka ay baxaan ciidamada Kenya ee ku sugan koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Gedo iyo Jubada Hoose. Waxaana isweydiin doonnaa inta aanu ku gudajiro qormadeena, bal waxa uu xaal ku danbeyn doono marka ay baxaan ciidamadan Shisheeye, gaar ahaan kuwa Kenya.



SAWIRRO: Qaabkii uu u dhacay shirkii "New Deal" ee Muqdisho

31/07/2015 17:19:00:-Waxaa shalay caasimadda Muqdisho lagu soo gunaanaday shirweyne ay kasoo qeyb galeen deeq-bixiyayaasha caalamka, iyadoona shirkani si wadajir ah u wada hoggaaminayay madaxweynaha Soomaaliya iyo Nickolas Kay.



SAWIRRO TAYO LEH: Qaabkii looga ciiday magaalada Muqdisho

19/07/2015 07:31:00:-Halkaan waxaan idiinkugu soo bandhigeynaa qaabkii looga ciiday magaalada Muqdisho, halkaas oo sanadkan dabaaldegga ciida uu ka duwanaa sanadihii hore.



Dumarka booliska ah oo dardar cusub kusoo galay howl-gallada: VIDEO

08/07/2015 06:25:00:-Caasimadda Muqdisho ayaa muddooyinkan dambe waxaa kusoo badanaya dumarka booliska ah ee howlgallada amniga lagu sugayo ka qeyb qaadanaya kuwaas oo dar-dar cusub lasoo baxay.



SAWIRRO DHEERI AH: Dabaaldeggii xuska 1-Luulyo ee Muqdisho

01/07/2015 13:09:00:-Waxaa xalay lagu qabtay caasimadda Soomaaliya xuska sanadguurada 55-aad ee Qaranka Soomaaliya taas oo ku beegneyd xalay oo ay taariikhdu aheyd 1-Luulyo.






Film qosol badan oo soomaalida Norway ka jileen caruurta la qaato: VIDEO

08/06/2015 08:54:00:-Soomaalida Norway ku dhaqan in hay`adda caruurta xanaaneysa ee loo yaqaan "Barnevern" oo in mudo ahba isku wareersanaa ayaa waxa ay soomaalida jishay film ka tarjumaya isfaham la`aanta labada dhinac.



DAAWO VIDEO: Soomaaliya oo loo tababarayo ciidan "Police-militare"

20/05/2015 06:35:00:-Waxaa dufcadii labaad oo boolis-militare ah lagu tababarayaa caasimadda Muqdisho, halkaas oo ay ku tababarayaan tababarayaal ajaanib ah. Ciidamada ayaa laga soo ururiyay gobolada dalka.



DAAWO VIDEO: Ciidamada Mareykanka ee Muqdisho ku sugan

09/05/2015 07:11:00:-Xarunta AMISOM ee Xalane ayaa waxaa tababarro ku bixiya ciidamo Mareykan ah kuwaas oo tababaro kala duwan siiya ciidamada AMISOM iyo kuwa dowadda Soomaaliya.



VIDEO: Sidee looga xusay maalinta saxaafadda aduunka magaalada Muqdisho?

04/05/2015 09:54:00:-Waxaa maalinkii shalay laga xusay magaalada Muqdisho maalinta saxaafadda adduunka, waxaana munaasabadaasi kasoo qeyb galay madax ka tirsan dowladda, hay`ado u dooda saxaafadda, QM iyo waliba saxaafiyiin casaan iyo soomaali isugu jira.



DRIVING IN MOGADISHU: Muuqaalka Muqdisho: VIDEO

11/04/2015 19:35:00:-Waa barnaamij taxane ah oo CALANKA TV idin kaga soo gudbin doono magaalada Muqdisho kaas oo isbuuciiba mar aanu idiin soo deyn doono, lana magac baxay "DRIVING IN MOGADISHO. Barnaamijkan ayaa idin kugu soo bandhigi doonaa 16-ka degmo ee caasimadda Soomaaliya.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.