Faallo

FAALLO: Maxay Afrika uga dhigan tahay doorashada Donald Trump?


10/11/2016 06:49:00:-Guushii uu Donald Trump ka gaaray doorashadii Madaxtinimo ee dalka Mareykanka waxay mustaqbalka Afrika uga dhigantahay mid aan la saadaalin Karin.






Faallo: Kacaankii Oktoobar, Guuldaradii Soomaaliya!

21/10/2014 22:47:00:-Waxaa maanta oo kale 45 sano kasoo wareegtay Kacaankii Oktoobar oo lagu tilmaamo 21-kii sano ee uu jiray in uu lahaa waayo isugu jiray horumar iyo guuldarooyin taariikhi ah.



QORMO: Xaq bay u leeyihiin! Sawirro

06/10/2016 07:00:00:-Hurdo ayaan iska waayay oo kolba dareenno fikir wata ayaa maskaxdayda ku maaxaya, nin fikiray iyo hurdona kala dheer. Waxa aan is waydiinayaa maxaa qorshe kaaga yaala nolosha mar haddii aad is waajahysaan nolosha dhabta ah?



FAALLO: Imisa jabhadood ayaa ka dagaalamaya dalka Suuriya?

28/11/2013 22:20:00:-Dalka Suuriya waxaa labadii sano ee ugu dameeyey ka socdey dagaal sokeeye oo dad badani ku baaba`een. Dalka Suuriya waxaa uu dagaalka kahor ka mid ahaa wadamada ugu awooda iyo saamaynta badan bariga dhexe.



Xildhibaanada Soomaaliya: Macaash raadis shacabka madala-Faallo

10/11/2016 07:12:00:-Awooda is xukunka waa mid ka bilaabato kuna dhamaato shacabka, iyagoo adeegsanaya hay'addaha sharci dejinta ee golaha wakiilada (Baarlamaanka oo ka wakiil ah shacabka), hase ahaatee, waxaa dad badan isweydiinayaan yaa xubnaha Baarlamaanka kula xisaabtamaaya ku xadgudubka dastuurkii ay isla iyaga ansixiyeen?.



SPORTS / ENGLISH



Fadliga tobanka "Thul xijah" iyo acmaasha wanaagsan ee maalmahaasi

14/09/2015 10:05:00:-Maalmaha fadliga badan waxaa ka mid ah tobanka "thul xijah" oo fadliga ay leedahay aayado qur`aan ah iyo axaadiis fara badan ay caddeeyeen



SAWIRRO TAYO LEH
Tartan dhaqameed yaab leh oo lagu qabtay dalka Spain Sawirro


03/10/2016 12:58:00:-Dalkaasi Spain sanad walba waxa lagu qabtaa tartan dhaqameed yaab badan kaas oo dadku ku tartamaan dhisidda taallo dad ka sameysan oo aad u dheer. Caruur iyo ciroolaba waa ay ka qeyb qaataan tartankan.



Maxaa keenay in Al-Shabaab ku soo xoogaysato Muqdisho? FAALLO

17/03/2014 20:36:00:-Isbadalka Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya bishii Septemper 2012 ee lagu doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu horseeday faa'iidooyin iyo caqabaddo dhinac yaal oo ugu horeyso kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya oo fursad ka helay siyaasadda xiligan ee ka taagan Soomaaliya iyo halganka beelaha.



FAALLO: 15kii sano ee tagay iyo hormarka Puntland!

31/07/2013 22:46:00:-15-sano ayaa laga jooga xilligii dhidibada loo taagay maamulka qaangaaray ee Puntland,kaas oo la aas-aasay 1-agoast sanadkii 1998.



Faallo: Ka kalluumeysiga dhoobada dhexdeeda!!

22/07/2013 04:03:00:-Waxaa baryahani danbe saxaafadda kusoo baxayey in kooxo lagu sheegay in ay xilal kala duwan dalkan horey uga soo qabteen ay kulamo ku yeelanayeen Hoteelo ku yaalla Caasimadaha wadama dariska ah, kuwaasoo sida muuqata isu gaashan buureysanaya in ay burburiyaan ha’adaha curdanka ee hadda ka hana qaadey dalkaSoomaaliya, iyagoo eedeymo aan loo meel dayin soo mariyey saxafadda gudaha.



VIDEO-GII U DAMBEEYAY



Faallo: Khaladaadka wariyayaasha iyo sida loo sixi karo

10/01/2013 13:30:00:-Saxafada Soomaaliya waxaa mudooyinkii dambe kusoo badanayay dilalka dhaawacyada,barakicinta iyo is eedaynta dhexdooda ah.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.