Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Sawirro
SAWIRRO TAYO LEH:
Maxaad kala socotaa qaxarka laga soo maro dahabka dumarka isku xardhaan ee laga qodo qaaradda Afrika? Sawirro


27/02/2017 17:43:00:-Dalka Ghana ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka laga qodo dahabka ee ku yaal qaaradda Afrika. Dad danyar ah ayaa dahabkaasi u mara qaxar si ay usoo saaraan, iyagoona dabadeed lacag yar uga iibiya ganacsato meel ku sugeysa.


SAWIRRO TAYO LEH:
Markab bad-baadiyay boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo qarqan qarka u saarnaa, lana geeyay dalka Talyaaniga Sawirro


01/03/2017 14:28:00:-Boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo laga soo bad-baadiyay badda Libya ayaa waxaa la keenay dekedda Reggio Calabria ee dalkaasi Talyaaniga. Tahriibayaashan ayaa waxaa soo bad-baadiyay markab lagu magacaabo Golfo Azurro, mana ku jirin wax soomaali ah.


SAWIRRO TAYO LEH:
Maxaad kala socotaa qaxarka laga soo maro dahabka dumarka isku xardhaan ee laga qodo qaaradda Afrika? Sawirro


27/02/2017 17:43:00:-Dalka Ghana ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka laga qodo dahabka ee ku yaal qaaradda Afrika. Dad danyar ah ayaa dahabkaasi u mara qaxar si ay usoo saaraan, iyagoona dabadeed lacag yar uga iibiya ganacsato meel ku sugeysa.


SAWIRRO TAYO LEH:
Mucaaradka Suuriya oo niyad-jab lasoo daristay iyo hubkoodii oo ay ku wareejinayaan ciidamada dowladda Sawirro


26/02/2017 04:33:00:-Dagaalada ka soconaya dalkaasi Suuriya ee u dhexeeya dowladda Suuriya iyo mucaaradka taageerada ka helaya xulufada Mareykanka ayaa waxa uu socda muddo ka badan lix sannadood. Natiijo la`aan darteed ayaa waxaa ay iminka bileebeen kooxaha mucaaradka in ay hubka ku wareejiyaan dowladda.


SAWIRRO TAYO LEH:
Ajaanib dhalashada Mareykanka la siinayo xilli xukuumadda Trump ay dagaal xooggan kula jirto Sawirro


25/02/2017 12:48:00:-Soo-galootiga ku dhaqan dalka Mareykanka ayaa si joogto ah waxa ay u helaan shariga weyn ee Mareykanka, gaar ahaan baasaboorka xilli xukuumadda Donald Trump ay dagaal kula jirto. Shalay oo keliya ayaa waxaa ajaanib ay soomaali ku jirto la guddoonsiiyay dhalashada Mareykanka.

SPORTS / ENGLISH

SAWIRRO TAYO LEH:
Meydadka dableydii Shabaabka ee weerarka kusoo qaaday hotel Dayax oo lasoo bandhigay Sawirro


26/01/2017 05:44:00:-Dhalinyaradii hubeysneyd ee weerarka bahalnimada ah saakay kusoo qaaday hotelka Dayax ayaa lasoo bandhigay muuqaaladooda, kuwaasi oo da'doodu ay ka yar tahay 20 sano jir. Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo saxaafadda kula hadlayay iridka hotelka la weeraray ayaa sheegay in dhalinyaradaan ay ahaayeen kuwo maskaxda laga xaday.


SAWIRRO TAYO LEH:
MUQDISHO: Jawiga goobta ay qaraxyadu ka dheceen saakay iyo rasaas wali la maqlayo Sawirro


25/01/2017 13:54:00:-Qaraxyo iyo weerar toos ah ayaa waxaa saakay lala beegsaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho kaas oo wali uu socdo howlgalkiisa, dabley hubaysana ay gudaha ugu jiraan.


SAWIRRO TAYO LEH:
Isbar-bardhigga ciyaartii caleemasaarka ee madaxweynayaasha Trump iyo Obama, keebaa ciyaar qurxoonaa? Sawirro


24/01/2017 05:00:00:-Warbaahinta caalamka ayaa hadal haya saqirrada ciyaartii caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donad Trump taas oo lala bar-bar dhigay madaxweynihii tagay ee Barack Obama.


SAWIRRO TAYO LEH:
Qaabka ay u dhacday doorashadii maanta ee guddoonka aqalka sare Sawirro


23/01/2017 08:07:00:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada guddoonka aqalka sare ee maarlamaanka oo guddoomiye iyo ku xigeen loogu kala doortay xildhibaanada kala ah Cabdi Xaasho C/laahi oo loo doortay guddoomiye iyo Abshir Bukhaari oo isna loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad


SAWIRRO TAYO LEH:
Dumarkii ugu badnaa ee ku bannaanbaxa Donald Trump oo isugu yimid halkii lagu caleema-saaray Sawirro


23/01/2017 05:22:00:-Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa wajahaya dhibadbaxyo kaga imaanaya bulshada qeybeheeda kala duwan kuwaas oo aan ku faraxsaneyn madaxweynenimadiisa iyo hoggaaminta dal-weynaha Mareykanka.

VIDEO-GII U DAMBEEYAY

SAWIRRO TAYO LEH:
Dibadbaxayaal qaab yaab badan ugu mudaaharaaday xafladdii caleema-saarka Donald Trump Sawirro


21/01/2017 10:45:00:-Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.


SAWIRRO TAYO LEH:
Sidee ayay u dhacday xafladdii caleema-saarka m/weynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump? Sawirro


21/01/2017 05:42:00:-Waxaa shalay lagu caleemasaaray caasimadda dalka Mareykanka ee Washington DC madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump kaas oo xafladdiisa caleema-saarka ay hareeyeen roob iyo dibadbaxyo rabshada wata.


SAWIRRO TAYO LEH:
Dibadbaxyo looga soo horjeedo Donald Trump oo Washington ka socda Sawirro


21/01/2017 05:03:00:-Magaalada Washington waxaa ka soconaya dibadbaxyo rabshado wata kuwaas oo looga soo horjeedo madaxweynaha la doortay Donald Trump kaas oo maanta loo caleema-saarayo xilka madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka.


SAWIRRO TAYO LEH:
Musiibadii ka dhacday magaalada Tehran iyo dab-damiyaayaal ku dhammaaday Sawirro


20/01/2017 08:31:00:-Caasimadda dalka Iran ee Tehran ayaa waxaa maanta ka dhacday musiibo galaafatay nolosha 75 ruux, inta la ogyahay, oo u badan dab-damiyaal kaddib markii daar dheer oo 17 dabaq ah ay soo duntay taas oomarkii hore uu dab qabsaday.


SAWIRRO TAYO LEH:
Ciidamo kumaandoos ah oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho iyo askar caddaan ah oo tababarka baxshay Sawirro


15/01/2017 05:06:00:-Xero ku taal duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira ayaa waxaa maanta tababar loogu soo xiray ciidamo kumaandoos oo soomaali ah kuwaas oo tababarka kaddib la guddoonsiiyay shahaadooyin.

SAWIRRADII U DAMBEEYAY

SAWIRRO TAYO LEH:
Markab bad-baadiyay boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo qarqan qarka u saarnaa, lana geeyay dalka Talyaaniga Sawirro 01/03/2017 14:28:00:-Boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo laga soo bad-baadiyay badda Libya ayaa waxaa la keenay dekedda Reggio Calabria ee dalkaasi Talyaaniga. Tahriibayaashan ayaa waxaa soo bad-baadiyay markab lagu magacaabo Golfo Azurro, mana ku jirin wax soomaali ah.

SAWIRRO TAYO LEH:
Maxaad kala socotaa guriga uu degi doono madaxweyne Obama marka uu xilka ka dego toban casho kaddib? Sawirro


12/01/2017 16:18:00:-Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa sawirrada guriga cusub ee madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu degi doono marka uu xilka ka dego. Madaxweyne Obama ayaa xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka ku wareejin doona wadaxweynaha la doortay Donald Trump toban beri kaddib.


SAWIRRO TAYO LEH:
Sida xowliga ah ee ay ugu koreen gabdhaha Obama aqalka cad mudadii uu xilka hayay Sawirro


10/01/2017 14:34:00:-Muddo siddeed sano ah ayaa waxaa uu madaxweyne Barack Obama hayay xilka madaxtenimo ee dalka Mareykanka hayay. Mudadaas, waxaa uu qoyskiisa oo ka kooban laba gabdhood oo uu dhalau iyo hooyadood kula noolaa aqalka cad. Hadaba sawirradan ayaanu ku eegeynaa isbedelka korrinsho ee ku yimid labadiisa gabdhood.


SAWIRRO TAYO LEH:
Baraf harqiyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyo shacabka oo la yaabay Sawirro


08/01/2017 08:56:00:-Qeybo ka mid ah dalka Turkiga ayaa waxaa ka da`ay baraf culeys ku keenay isu socodka magaalada maadaama dalkaasi aan looga baran in uu baraf ka da`o. Xeeldheerayaasha ayaa sheegay in cimilada Yurub ee sanadkan in ay aad u qabowdahay sidaasna uu barafku u soo gaaray ilaa iyo Turkiga.


SAWIRRO TAYO LEH:
Sagootiska Obama iyo siddeedii sano ee uu madaxweynaha ahaa Sawirro


08/01/2017 06:16:00:-Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa waxaa u bilaabatay sagootis loo sameynayo. Waxaa uu xilka wareejinayaa dhamaadka bishan Janaayo. Halkan waxaan idin kugu soo bandhigeynaa muuqaal ka tarjumayaa siddeedii sano ee uu xilka madaxtenimo hayay.


SAWIRRO TAYO LEH:
Lammaane xanuunsan oo si cajiib ah u dhalay mataane loo farsameeyay oo caafimaad qaba Sawirro


06/01/2017 08:11:00:-Lammaane jaceyl soo wada jilayay in muddo ah islamarkaana busiibo ku habsatay ayaa waxaa lagu caawiyay in ay dhalaan labo carruur oo mataano ah. Lamaanahan oo lagu kala magacaabo Jason iyo Rachel ayaa waxaa ku kala dhacay cudurka sokorta iyo ninka oo uu xubnihiisa muhiimka ah ku waayay dagaalka Afghanistan.


SAWIRRO TAYO LEH:
Sidee baa looga soo dhoweeyay sanadka cusub 2017 waddamada New Zealand iyo Australia? Sawirro


03/01/2017 05:23:00:-Wadamada Australia iyo New Zealand ayaa laga soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2017, iyadoona dabaaldegyo waaweyn laga dhigay magaalooyinka caasimadda u ah waddamadaasi. Magaalooyinka Sydney iyo Auckland ayaa si weyn looga dareemay soo dhaweynta sanadka cusub ee 2017.


SAWIRRO ARGAGAX LEH:
ISIS oo soo bandhigtay caruur aad u da`yar oo ay tababareen kuwaas oo maxaabiis xasuuqaya Sawirro


31/12/2016 08:53:00:-Kooxda ISIS ee maamusha qeybo ka mid ah dalalka Suuriya iyo Ciraaq ayaa soo bandhigay cajal ay ku muujinayaan sida ay u tababaraan caruurta. Muuqaalkan ayaa waxaa ay caruurtani ku kacayaan xasuuq loo geysanayo maxaabiis, waxaa sidoo kale la barayaa qaabka dagaalka loogu tababarto.


SAWIRRO ARGAGAX LEH:
Maxaad kala socotaa xukunnada kala duwan ee laga fuliyo goobaha ay maamulaan kooxda ISIS? Sawirro


30/12/2016 16:37:00:-Goobaha ay ka maamulaan kooxda ISIS dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa waxaa laga fuliyaa xukunno kala duwan oo shareecada Islaamka ah, waxaana muuqaaladan aad ku daawan doontaan xukunno isugu jira dilal, gacmogoyn, jar ka tuurid iyo wax la mid ah.


SAWIRRO TAYO LEH:
MOSUL: ISIS oo shiish eber uga dhigtay ciidamo dhufeysyo ku jira iyo jiho laga jiro oo ay garan waayeen Sawirro


29/12/2016 10:53:00:-Dagaalka ka socda magaalada Mosul ayaa marba marka ka dambeysa galaya marxalado dagaal oo kala duwan. Iminka kooxda ISIS ayaa bilowday xeelad cusub oo ay shiish kulabeegsabeyso ciidamada duullaanka kusoo qaaday magaalada Mosul.


SAWIRRO TAYO LEH:
Wajiyada naftood-hurayaasha Ciraaq iyo qaab-fulinta weeraradooda Sawirro


28/12/2016 04:47:00:-Dalkaasi Ciraaq waxaa ka socda dagaal la isku adeegsanayo wax walba, xitaa in nafta si toos ah loo halligo. Xeeladaha dagaalka kooxda Daacish ayaa waxaa qeyb ka ah naf-hurnimo iyadoo gawaari laga buuxinayo walxaha qarxa dabadeedna lala abaarayo goobaha "cadowga".


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.