Sports

CAF: Xulalka Burkina Faso iyo Cameron oo bar-bar dhac galay


16/01/2017 07:34:00:-Xulka kubadda cagta ee dalka Burkina Faso ayaa barbardhac 1-1 la galay xulka kubadda cagta ee waddanka Cameroon, ciyaartii la dheelay maalintii furitaanka Koobka Qaramada Afrika ee 2017-ka.






GABON: Tartanka koobka qaramada Afrika oo billowday caasimadda dalka Gabon

15/01/2017 05:51:00:-Dalka Gabon waxaa ka billowday tartanka Koobka Qaramada Afrika oo ah tartanka ugu weyn qaarada Africa. Dalka martigelinaya koobkan ayaa ciyaarta ugu horaysay la yeelanaya dalka Guini-Bissau. Kooxda Gabon waxaa lagu tilmaamay inay ka mid yihiin kooxaha ugu liita ee ka qeybgelaya tartankan.



Kooxda Chelsea oo shaaca ka qaaday kharashka uga baxay eryidda tababare Mourinho

14/01/2017 17:34:00:-In la eryo tababarihii hore ee kooxda Chelsea, Jose Mourinho iyo howlwadeenadiisii ayaa waxaa ay kooxda Chelsea ku kharash gareysay £8.3m. Tirada lacagtaasi oo ay shaaciysay kooxda ka dheesha horyaalka Ingiriiska ayaa aheyd mag dhaw la siiyay Mourinho iyo howlwadeenadiisa.



Ronaldo oo noqday ciyaaryahanka ugu fiican caalamka

10/01/2017 07:03:00:-Cristiano Ronaldo waxaa loo caleemo saaray ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka ka dib xaflad ka dhacday Zurich oo lagu gudoonsiiyay abaalmarinta FIFA.



Riyad Mahrez oo ku guulaystay koobka laacibka Afrika ee CAF Sawirro

06/01/2017 17:55:00:-Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Leicester City iyo xulka Aljeeriya, Riyad Mahrez, ayaa ku guulaystay abaalmarinta Xiriirka Kubadda Cagta Afrika CAF ee ciyaaryahanka ugu wanaagsan qaaradda.



SPORTS / ENGLISH



Tababaraha Arsenal oo ka cabanaya jadwalka ciyaaraha

04/01/2017 05:03:00:-Tabobaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger ayaa rumaysan in jadwalka xilli ciyaareedkan uu yahay kii ugu xumaa ee soo mara muddo 20 sano ah.



Cristiano Ronaldo oo looga gacan-haatiyay Shiinaha

30/12/2016 16:26:00:-Real Madrid ayaa loo bandhigay qiyaastii £250m si ay koox Shiine ah, oo aan la magacaabin, ugu wareejiyaan laacibka Cristiano Ronaldo, sida uu sheegay wakiilka ciyaaryahanka Jorge Mendes.



Gabdhaha Gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartankii kubadda koleyga ee Garoowe

28/12/2016 05:13:00:-Gabdhaha gobolka Banaadir, ayaa ku guulaystay Koobka Kubadda Kolayga gabdhaha Soomaaliyeed ee ka soconayay magaalada Garoowe ee Puntland.



Mourinho oo martiqaaday Ex-tababare Sir Alex Ferguson

26/12/2016 15:46:00:-Tababaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho ayaa daaha ka qaaday in dhawr jeer uu ku soo dhaweeyay goobta ay kooxdu ku tababarato Sir Alex Ferguson oo ah macallinkii hore ee kooxda, aarintaasina ay dhacday xilli ciyaareedkan.



Ciyaaraha kubadda kolayga gabdhaha oo maalinkii labaad ka socda magaalada Garowe Sawirro

23/12/2016 17:16:00:-Tartanka Ciyaaraha Kubadda Kolayga Gabdhaha ee qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa maalinkii labaad ka socda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.



VIDEO-GII U DAMBEEYAY



Mourinho oo doonaya in uu sii joogo Manchester United

22/12/2016 17:19:00:-Tabobaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho ayaa sheegay in uu doonayo in uu kooxda sii joogo wakhti ka badan qandaraaskiisa hadda oo saddex sano ah, sababtuna ay tahay in uu jeclaysanayo wakhtiga uu ku qaadanayo garoonka Old Trafford.



Real Madrid oo ku guulaystay koobka kooxaha aduunka

19/12/2016 07:18:00:-Cristiano Ronaldo sadexley uu dhaliyey ayaa u suurtagalisay kooxda Real Madrid inay ku guulaysto koobka kooxaha aduunka ka dib markii waqti dheeraad ah oo lagu daray cayaarta ay kaga badiysay kooxda Kashima Antlers ee dalka Jabaan.



Messi oo la kulmay wiilkii Afghanka ee taageersanaa Sawirro

16/12/2016 16:07:00:-Wiil yar oo reer Afghanistan ah oo horey loogu baahiyay baraha bulshada asigoo xiran funaanadda Barcelona oo uu ku qornaa lambarka iyo macaga Messi, ayaa hadda la kulmay halyaygii uu raadinayay.



Ronaldo oo ku guulaystay abaalmarinta Ballon d`Or Sawirro

13/12/2016 06:12:00:-Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay markii afaraad abaalmarinta qaaliga ah ee laacibka aduunka Ballon d'Or award.



Xulka gabdhaha qaranka Nigeria oo mushaar la`aan la mudaaharaadaya

12/12/2016 07:08:00:-Xulka kubadda cagta qaranka ee dumarka Nayjeeriya ayaa wali diidan in ay ka tagaan huteel ku yaalla magaalada Abuja ilaa iyo inta laga siinayo lacagahoodii gunooyinka ahaa iyo waliba tu dheeri ah, maadaama oo ay ku soo guulaysteen Koobka Haweenka Qaramada Qaaradda Afrika.



SAWIRRADII U DAMBEEYAY

SAWIRRO TAYO LEH:
Ciidamo kumaandoos ah oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho iyo askar caddaan ah oo tababarka baxshay Sawirro 15/01/2017 05:06:00:-Xero ku taal duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira ayaa waxaa maanta tababar loogu soo xiray ciidamo kumaandoos oo soomaali ah kuwaas oo tababarka kaddib la guddoonsiiyay shahaadooyin.



Mourinho oo difaacay ciyaaryahan Fellaini ka dib ciyaartii shalay

06/12/2016 17:29:00:-Baraha bulshada waxaa lagu eedeynayaa ciyaaryahanka kooxda Manchester United Fellaini, kaas oo sabab u ahaa shalay in ay kooxdiisa barbardhac gasho.



Cristiano Ronaldo oo 150 milyan oo euro ka qarsaday hay`adaha canshuurta

04/12/2016 05:11:00:-Jaraa`idka jarmalka ee Der Spiegel ayaa qoray in ciyaaryahanada Real Madrid oo uu ka mid yahay Cristiano Ronald, aysan bixinin canshuur malaayiin dollar ah, waxaana ciyaaryahan Ronaldo lagu eedeynayaa in uu hay`adaha canshuurta ka qaliyay lacag dhan 150 milyan oo euro.



Diyaaraddii ku bur-burtay dalka Colombia oo shidaal la`aan darteed la dhacday

01/12/2016 10:38:00:-Dowladda Colombia ayaa sheegtay in ay sii kordhayaan cadaymaha ku saabsan in diyaaraddii waday ciyaaryahannada kubadda cagta ee reer Brazil ay burburtay iyada oo isku dayaysa in ay dagto ka dib markii ay shidaal la'aan noqotay.



Kabtankii hore ee Liverpool Steven Gerrard oo ciyaaraha ka fariistay

27/11/2016 17:19:00:-Kabtankii hore ee Liverpool iyo qaranka England Steven Gerrard ayaa ciyaaraha ka fariistay, isaga oo soo afjaray 19 sano oo uu soo ciyaarayay.



Dowladda Spain oo dooneysa in xabsi ku xukunto Neymar

23/11/2016 14:44:00:-Ciyaaryahanka reer Brasil islamarkaana u ciyaara kooxda spanishka ee Barcelona, Neymar ayaa waxaa ay dowladda dalkaasi Spain waxa ay dooneysaa in ay ku xukunto labo sano oo xarig ah kaas oo la xiriira wax isdabamarin la xiriirta markii uu usoo wareegayay kooxda Barcelona.






Laacib soomaaliyeed oo dheela kubadda koleyga oo ciyaaraha ka fariistay Dhageyso

21/11/2016 05:19:00:-Yaasin Ismaciil Muuse oo ah ciyaartooy weyn oo Somali/Qatari ah oo kubbada kolleyga ka gaaray meel sare ayaa dhawaan ka fadhiistay ciyaaraha.



MOURINHO: - United waa kooxda ugu nasiibka xun

20/11/2016 07:42:00:-Macallimka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in kooxdiisa ay tahay tan ugu nasiibka xun horyaalka Ingiriiska ee Premier League.



Frank Lambard oo isaga soo tagaya xulka uu iminka u ciyaaro ee New York City

16/11/2016 06:01:00:-Ciyaaryahankii khadka dhexe uga ciyaari jiray qaranka England & kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa sheegay in uu isaga tagayo kooxda horyaalka MLS-ka Mareykanka ka ciyaarta ee New York City.



Xulka Ingriiska oo 3-0 ku garaacay kan Scotland

13/11/2016 08:29:00:-Tababaraha kumeelkgaarka ah ee xulka qaranka England Gareth Southgate ayaa hadda u dhaw in loo magacaabo si buuxda xilka tababaraha qaranka ka dib markii guul caaqibo leh uu ka keenay ciyaartii xalay garoonka Wembley ee galbeedka London ku dhexmartay xulka England iyo xulka Stocland ee uu hogaamiyo Gordon Strachan.



Ronaldo oo doonaya in uu sii ciyaaro kubadda 10 sano oo hor leh

08/11/2016 06:35:00:-Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu sii wadi doono inuu kubbadda cayaaro 10 sano oo kale, ka dib markii uu heshiis cusub la saxiixday kooxdiisa Real Madrid.

-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.