Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Wararka Dibadda

Madaxweynihii hore ee Mareykanka George W. Bush oo ku baaqay in la baaro xiriirka Trump iyo Ruushka

28/02/2017 14:11:00:-Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u dhaxeeya kooxda madaxweyne Trump iyo Ruushka.


JARMALKA: Booliska magaalada Berlin oo xiray masaajid uu tagi jiray Anis Caamir

28/02/2017 14:10:00:-Booliska Jarmalka ayaa qaaday howlgal laga fuliyay magaalada Berlin kaas oo laga lala eegtay dhismayaal uu leeyahay masaajid. Waxaa la sheegayaa in dhismayaasha uu adeegsaday Anis Camri oo ka dambeeyay weerar December lagu qaaday suuq ku yaalla Berlin.


Afar ruux oo sirdoon ah oo loo baadi-goobayo dilkii Kim Jong-nam Sawirro

28/02/2017 14:11:00:-Hay'adda sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa rumaysan in ay basaasiin yihiin afar ruux oo Kuuriyada Waqooyi u dhashay oo looga shakisan yahay in ay ku lug leeyihiin dilkii Kim Jong-nam.


US: Fadeexad ka dhacday munaasabadda billad-qeybinta filimada Oscar-ka iyo nin madow ah oo billaddiisii la siiyay nin caddaan Sawirro

27/02/2017 11:34:00:-Munaasabadda abaalmarinta aflaamta ee loo yaqaan Oscar oo xalay ka dhacday dalkaasi Mareykanka ayaa kusoo dhamaatay fadeexad kaddib markii nin madow ah abaalmarintiisii la xaqiray islamarkaana lagu badalay film nin kale oo caddaan ahi sameeyay.

SPORTS / ENGLISH

CIRAAQ: Ciidamada huwanta oo qarka u saaran in ay la wareegaan guud ahaan magaalada Mosul Sawirro

27/02/2017 09:40:00:-Wararka ka imaanaya magaalada ay dagaallada ba`ani ka socdaan ee Mosul ayaa waxa ay sheegayaan in horumar dhanka ciidanka ay sameynayaan ciidamada huwanta ee ay hoggaamineyso dowladda Ciraaq.


Hoggaamiyaha cusub ee Taliban oo farriin aan looga baran madaxdii ka horreysay u diray dagaalyahannada

27/02/2017 09:40:00:-Hogaamiyaha Daaliban-ka Afghanistan, Hibatullah Akhundzada, ayaa ku tirtirsiyey dadka Afghanistan in ay dhir badan beeraan. Warbixin uu soo saaray ayuu ugu baaqay dadka rayidka ah iyo dagaalyannada kooxdiisaba in ay "beeraan dhirta midhaha leh iyo tan kaleba si dhulka loo qurxiyo oo abuurta Alle na u quudato".


OSLO: Dowladda Norway oo soo bandhigtay maxkamadda caddeymo ka dhan ah Mahad Abib Sawirro

25/02/2017 13:58:00:-Waxaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay maxkamadi uga socotay magaalada Oslo Mahad Abib iyo dowladda Norway kuwaas oo isku haysta dhalashada dhabta ah ee Mahad Abib.


Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay dalka Sacuudiga

25/02/2017 13:58:00:-February 23, 2017 at 5:20 pm by Adminin DibeddaTweet Share Share Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka boqortooyada Sacuudiga oo ay saakay far ugu ambababexeen.


US: Donald Trump oo amray in la billaabo dhismaha derbiga xuduudda Mexico

26/01/2017 07:50:00:-Madaxweynaha Mareykanka ayaa soo saaray warqad uu ku amrayo in la billaabo dhismaha derbiga xuduudda Mexico, wuxuuna sidoo kale saxiixay in la qaado tallaabo dhaqaalaha looga yareynaayo magaalooyiinka Mareykanka ee ay ku badan yihiin dadka muhaajiriinta ah ee aan warqadaha sharciga ah haysan.

VIDEO-GII U DAMBEEYAY

KUWAIT: Nin ka tirsan qoyska reer boqor iyo lix ruux oo kale oo la dal-dalay

26/01/2017 07:50:00:-Xubin ka tirsan reer boqorka dalka Kuwait oo lagu magacaabo Faisal Abdullah Al Jaber Al Sabah ayaa shalay la dal-dalay isaga iyo lix ruux oo kale. Ninkan ayaa lagu eedeeyay fal dil ah, waxaana sidoo kale laga helay gurigiisa hub aan sharciyeysneyn.


Mexico oo mar labaad diiday bixinta kharashka derbiga Mareykanku ka dhisayo xadka

26/01/2017 05:44:00:-Madaxweynaha dalka Mexiso Enrique Pena Nieto ayaa mar labaad gaashaanka u daruuray in dalkiisu uu bixin doono kharaska lagu dhisayo darbiga ee uu ku dhawaaqay dhismihiisa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.


Waddamo Soomaaliya ku jirto oo visaha Mareykanka loo diidayo iyo Trump oo sixiixayo

25/01/2017 09:08:00:-Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa kaga dhabeynaya mid ka mid ah ballan-qaadyadiisii ololaha doorashada kaas oo ahaa in uu darbi dheer ka dhisayo xadka Mareykanka la wadaago dalkaasi Mexico.


R/wasaaraha Ingriiska oo u safreysa dalka Turkiga, kulana la qaadan doonta Erdogan

25/01/2017 09:08:00:-Ra'iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa Sabtida booqan doonta dalka Turkiga. Waxay halkaas wadahadal kula yeelan doontaa madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiskeeda.


Madaxweynihii hore ee Gambia oo faarujiyay khasnaddii dowladda, lana baxsaday 11.4 milyan oo dollar Sawirro

23/01/2017 07:19:00:-Lacag lagu sheegay 11 milyan iyo bar oo doollar oo dawladda Gambia leedahay ayaa la la'yahay ka dib markii uu dalka isaga baxay madaxwaynihii muddada dheer xilka hayay Yahya Jammeh, sida uu sheegay lataliyaha madaxwaynaha cusub Adama Barrow.

SAWIRRADII U DAMBEEYAY

SAWIRRO TAYO LEH:
Markab bad-baadiyay boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo qarqan qarka u saarnaa, lana geeyay dalka Talyaaniga Sawirro 01/03/2017 14:28:00:-Boqollaal tahriibayaal Afrikaan ah oo laga soo bad-baadiyay badda Libya ayaa waxaa la keenay dekedda Reggio Calabria ee dalkaasi Talyaaniga. Tahriibayaashan ayaa waxaa soo bad-baadiyay markab lagu magacaabo Golfo Azurro, mana ku jirin wax soomaali ah.

Shirkadda Samsung oo ciladdii taleefanka "Galaxy Note 7" ku sheegtay dhanka battariga

23/01/2017 07:18:00:-Shirkadda Samsung oo baaritaan ku samaysay sababta uu la kululaanayay ama la gubanayay taleefoonkeeda Galaxy Note 7 ayaa ogaatay in mushkiladdaasi ay ka imanaysay cilad gashay baytariga.


Madaxweyne Trump oo booqday xarunta sirdoonka ee CIA-da, kana raalli geliyay xurguftii kala dhaxeysay Sawirro

22/01/2017 09:48:00:-Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa booqasho waxa uu ku tagay shalay oo sabti aheyd xarunta laga maamulo sirdoonka dalkaasi ee loo yaqaan CIA-da taas oo ku taan magaalada Langleyee gobolkaasi Virginia.


Yahya Jammeh oo isaga tagay Gambia iyo madaxweynaha cusub oo dalkaasi ku fool leh Sawirro

22/01/2017 08:21:00:-Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa isaga tegay dalkiisa kaddib markii uu aqbalay in uu xilka ku wareejiyo Madaxweynaha cusub Adama Barrow , oo isagu kaga guuleeystay doorashadii bishii Decembe


Afhayeenka Aqalka Cad oo eedeyn kulul oo ku aadan qaabkii ay u tabiyeen xafladdii caleemasaarka u jeediyay warbaahinta Sawirro

22/01/2017 08:21:00:-Sean Spicer, afhayeenka Aqalka Cad ee xukuumadda Donald Trump ayaa shir jaraa`idkiisii ugu horreeyay ku eedeeyay warbaahinta in ay buraash wasaqeysan la daba socdaan madaxweynaha cusun ee dorrad la caleemasaaray.


Madaxda xisbiyada cunsuriyaasha Yurub oo Jarmalka ku shiray iyo taageero ay u muujiyeen Donald Trump Sawirro

22/01/2017 06:22:00:-Magaalada Koblenz ee dalkaasi Jarmalka ayaa waxaa maanta ku shiray madaxda xisbiyada cusuriyaasha ah ee Yurub kuwaas oo ka shirayay sidii ay u raaci lahaayeen wadada madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump si Yurub loogu helo isbadal.


MINNESOTA: Ra`yiga soomaalida Minneapolis ee ku aadan madaxweynaha cusub ee Mareykanka Dhageyso

22/01/2017 06:22:00:-Soomaalida ku nool dalkan Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesotta ee ay ugu badan yihiin ayaa dareenkooda iyo aragtidooda ka muujiyay Madaxtinimada Trump, oo intii uu olalaha doorashada ku jiray ee aanu madaxweynaha noqon afka ka weeraray Soomaalida.


US: Madaxweyne Trump oo seeftiisii ugu horreysay ee sixiixa dul dhigay mashruucii caafimaadka ee Obamacare Sawirro

21/01/2017 10:44:00:-Saacado kaddib markii la caleemasaaray waxa ugu horreeyay ee uu sameeyo madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa ahaa in uu yareeyo awooda dhaqaale ee hannanka caafimaad ee ObamaCare.


IRAN: Meydad wali laga soo saarayo gudaha daartii ku bur-burtay magaalada Tehran

21/01/2017 09:51:00:-Hay`adaha gar-gaarka ayaa wali waxa ay ku mashquulsan yihiin bur-burka daarta Plasco Building taas oo maalmo ku duntay caasimadda dalka Iran ee Tehran.


Farqiga dadweyne ee u dhexeeyay Obama iyo Trump xilligii caleema-saarkooda oo aad loo hadal hayo

21/01/2017 06:45:00:-Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal haysa farqiga u dhexeeya dadweynihii kasoo qeyb galay labada xaflad ee caleemasaar madaxweynayaasha Barack Obama iyo Donald Trump kuwaas oo kala dhacay sanadihii 2009-kii iyo 2017-da.


Madaxweyne Obama oo aqalka cad kusoo dhoweeyay madaxweynaha la doortay iyo xaaskiisa Sawirro

21/01/2017 06:45:00:-Madaxweynaha wali xilka haya ee Mareykanka Barack Obama iyo xaaskiisa Michelle ayaa aqalka cad ee ay degi doonaan kusoo dhaweeyay galabta madaxweynaha la doortay Donald Trump iyo xaaskiisa Melania.


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.