Sunday, May 19, 2024
Ad

Mahdi Cuke oo lagu Dilay Bartamaha Magaalada Caabudwaaq

0
Alle ha unaxariistee waxaa goor dhow degmada Caabudwaaq dabley gubeysani ku dileen. Mahadi cuuke oo ka mid ahaa dhalinta degmadda Caabudwaaq Caana Ka Ahaa Degmadaas...

Farmaajo oo soo saaray 5 qodob oo xasaasi ah, kana horyimid shirkii Villa Somalia

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo bayaan culus soo saaray ayaa si cad uga horyimid go’aannadii kasoo baxay shirkii golaha...




Xisbiga Shariif oo soo farriin culus u diray Xasan Sheekh iyo madax goboleedyada

0
Xisbiga Himilo Qaran ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu hoggaamiyo ayaa War-Saxaafadeed ka soo saaray qodobada ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee...

Ciidamada Israel oo helay Qaar kamid ah Meydadka dadkii Xamaas Afduubatay

0
Milateriga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inay soo saareen meydadka saddex qof oo ka mid ahaa dadkii afduub ahaanta loogu heystay marinka Qaza. La haystayaasha...

Xildhiban Cabdiraxman Cabdishakur oo War kasoo Saaray Heshiikii Golaha Wadatashi Qaran

0
Cabdiraxman Cabdishakuur oo Ka Hadlay Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxda Maamul Goboleedyadu ayaa Yiri: Tilmaamta ugu habboon ee heshiiska xalay la...




Konton sano ayuu ku noolaa Ingriiska,hadda ayuuse ku baraarugay in uu sharci la’aan yahay

0
Nin 74 jir ah ,oo hawlgab ah oo asal ahaan kasoo jeedo dalka Ghana ayaa hadda ogaaday in ay qasab tahay in uu sugo...

Itoobiya oo Safiir Buuxa usoo Magacowday Soomaaliland

0
Wakiilkii dalka Itoobiya u fadhiyey Hargeysa, ayaa loo dallacsiiyey derajada ‘ambassador’ oo ka dhigan in uu yahay safiir buuxa oo dalkaa u jooga Jamhuuriyadda...

Ciidamada Amaanka Puntland oo Qabtay Hub Culus iyo Ragii Watay(Sawiro)

0
Ciidamadda Badda Puntland (PMPF), ayaa kuguuleystay in ay gacanta kusoo dhigeen hub si sharci darro ah lagu soo galinayay gudaha deegaanada Puntland, gaar ahaana...

Labo wiil oo walaalo ah oo 12 il-biriqsi ku dhacay lacag dhan 25 malyan oo doollar

0
Labo wiil oo walaalo ah oo wax ka baranayay mid ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay 12 ilbiriqsi gudahood...

Shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo ka furmaya Dhuusomareeb(Sawirro)

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska...

Muuse Biixi: “Soomaaliya haddii ay nukliyeer haysato Somaliland wey ku dhufan lahayd”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanideeda ee Somaliland, Muuse BiixiCabdi, ayaa khudbad uu ka jeediyey xuska munaasabadda 18-ka May, ka sheegay in heer gebo...

Xasan Shiikh oo Safarkii Sadexaad Bil Gudaheed Ku Gaaray Magaalada….

0
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safarkii saddexaad oo xiriir ah muddo bil gudaheed waxaa uu maanta ku tagayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo todobaad...

Daa’uud Bashiir Colow oo Dil Yaab leh Gaystay oo Xukun Adag lagu riday

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana,...

Deni oo Kahadlay Qodobadii kasoo Baxay Shirkii Lagu Soo Gabgabeeyey Muqdisho

0
Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka hadlay munaasabad ka dhacday magaaada Garoowe ayaa ka horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga...

Al-Shabaab oo hal goob ku aasay dad ka badan 2 kun oo QOF

0
Nabadoon Muxudiin Maxamed oo kamid ah waxgaradka ku dhaqan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka sheekeeyay xaaladda degmadaas iyo dhibaatooyinkii ay...

Dowlada Soomaaliya oo qaaday tallaabo culus oo la xiriirta amniga Muqdisho

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan qaaday tallaabo culus oo la xiriirta amniga magaalada Muqdisho, si looga hortego dhibaatooyinka soo kordhay ee dilalka, qaraxyada iyo...

Waa kuma taliyihii uu awoowaha u ahaa Sayid Maxamed Cabdullae Xasan ee Shalay geeriyooday?

0
Allaha u naxariistee waxaa dhowaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Janaraal Muxuyadiin Sheekh Cabdixakiin Sayid Maxamed oo in badan kasoo shaqeeyay dalka...

Xasan shiikh oo Madax Maamul Gobileedyada Marsiiyay Dalkaan inay Ka Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod ah(Akhriso)

0
Falanqeynta qodobka 4.2 ee dhameystirka dib u eegista Dastuurka iyo xoojinta dimoqraadiyeynta Qodobkan waxa uu muujinayaa in dowladda Federaalka ay ku guuleysatay inay meel mariso...

War Deg Deg ah: War-murtiyeed laga soo saaray shirka Xasan iyo maamullada iyo Mudo Korarsi Lasamaystay

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii dambe ka socday magaalada Muqdisho, gaar ahaan Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia ayaa laga soo saaray war-murtiyeed. War-murtiyeedkan oo...

Itoobiya oo si weyn uga carootay hadal uu jeediyey safiirka Mareykanka

0
Dowladda Itoobiya ayaa diiday khudbad uu jeediyay safiirka Mareykanka oo ku baaqay in si wanaagsan loo ilaaliyo xuquuqda aadanaha, iyadoo wasaaradda arrimaha dibadda ay...

Nin isku dayey inuu gubo Macbad ay Yuhuudu leedahay oo la toogtay (Sawirro)

0
Booliiska ayaa toogtay nin hubeysan oo isku dayay inuu dab qabadsiiyo macbad ku yaal waqooyiga Faransiiska ee Rouen Jimcihii saaka, sida uu sheegay afhayeen...

Wiil 12 jir ah oo Si arxan Dara ah loogu Gowracay Galmudug iyo dad kale oo aano qabiil loogu dilay

0
Allah ha u naxariisto Ayaanle Cabdisalaan Jaamac 12 sano jir kasoo jeeda Goldogob oo ku noolaa deegaan ku dhow Caabudwaaq ayaa waxaa dilay dabley...

Qodobo Xasaasi ah oo Laisku Raacay Shirka Golaha Wadatashi Qaran ee Wali Ka socda Muqdisho

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la filayaa in maanta lagu soo gaba-gabeeyo magaalada Muqdisho. Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Firdhiye ayaa Arbacadii lagu wareystay shirka, Axmed Madoobe...

Mareykanka oo hirgelinaya nidaam cusub oo Soomaali badan saameynaya

0
Dawladda Maraykanka ayaa hirgelinaysa nidaam cusub oo ay doonayso in si deg-deg ah go’aan looga gaadho kiisaska magan-gelyo doonka ah ee horyaalla maxkamadaha kala...




News in English

Wararka Caalamka