Friday, March 29, 2024
Ad

Faahfaahin Milateriga Israel oo bukaano & shaqaale Caafimaad ku laayey Isbitaalka Al-Shifa.

0
Duqeymo ay bilaabeen militariga Israa’iil ayaa lagu dilay shaqaale caafimaad, bukaanno iyo dad gabaad ka dhiganayay Isbitaalka go’doonsan ee Al-Shifa, ee waqooyiga Gaza, sida...

Wararkii Ugu Danbeeyey Xiisada Wax kabadalka Dastuurka oo Meel Xasaasi Gaartay

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in wax wada-tashi ah uusan ka maqneyn wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo haatan maraya meel xasaasi ah. Wasiirka Dastuurka...




Maxay ka Dhigantahay amarkaan Culus ee Sacuudigu kusoo Rogay Muslimiinta Cumraysanaysa?

0
Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in la xaddiday in wax ka badan hal mar la guto Cumrada sannadkiiba. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada...

Faahfaahin Dheeri ah oo kasoo Baxaysa Sababta Cali Ciid Gaalkacyo loogu Dilay

0
Allaha u naxariistee magaalada Galkacyo waxaa lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Cali Ciid, wiilka dhallinyarada ah waxa uu kamid ahaa...

Wararkii Ugu Danbeeyey Putin oo Hanjabaad Culus u Diray Reer Galbeedka

0
Vladimir Putin ayaa sheegay in Russia aysan qorsheyneyn inay weerarto dal ka mid ah NATO, ama Poland, amd dalalka Baltic ama Jamhuuriyadda Czech, balse...




Wararkii Ugu Danbeeyey Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed oo ku kulmaaya iyo Damiicii Muuse Biixi oo God kusii Dhacaaya

0
Dowladda Jabuuti ayaa war cusub oo xasaasi ah kasoo saartay xiisadda diblumaasiyadeed ee u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska badda...

Laba Dil oo Maantay Ka Dhacday Caabudwaaq iyo Dadka Reer Galmudug oo Soo Dhaweeyey

0
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa galabta dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdi Maxamed oo degmada Caabudwaaq ku dilay Bashiir Hure Cabdi, ninkaan ayaa shalay...

Waa Sidee Xaalada Markab Wali u Afduuban Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida?

0
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa dhawaan afduub u geesatay markabka MV Abdullahi oo laga leeyahay dalka Bangaladesh, markabkan ayaana la afduubtay xilli uu ka...




News in English

Wararka Caalamka