Monday, March 18, 2024
Ad

Maxaa Sababay in Imaaraadku joojiyo Dhaqaalihi Ciidamada Xooga Uu Siin Jiray?

0
Sida ay qoreyso qaar ka mid ah warbaahinta Bariga Dhexe, markii dowladda Federaalka ay heshiis militari la galaysay Imaaraatka sanadkii hore, waxa ay maanka...

Nabadoonkan oo horay loogu qabtay dagaal culus oo Maxkamad Lasoo Taagay

0
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta Ugaas Aadan Maxamed Geeddi Cabdi oo loo haysto inuu ka tirsanaa...




Sarkaal kii Ka Danbeeyey Dilka Xasan Tuure oo Maxkamad lasoo Taagay

0
Waxaa maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee magaalada Muqdisho kasoo muuqday Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge, oo ah sarkaale sare oo ka tirsan Kumaandooska DANAB. Ninkan...

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa ATMIS oo Maantay howlgal Wadajir ah Qaaday

0
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Burundi ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa maanta ka dhaqaaqay degmada Balcad, ayaga oo isku fidiyay hareeraha...

Ciidamada Bada Hindiya Oo Dagaal Culus ku Qaaday Burcad Badeed Soomaalia ah oo Markab Ka Haystay

0
Ciidamada badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa soo badbaadiyey toddobo iyo toban shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo muddo saddex...




Lix jeer ayaan qarax ka badbaaday, waxaa iigu xanuun badnaa kan oo wiilkeyga yar ila socday’

0
Waxay u ahayd mid ka mida habeenadii ugu naxdinta badnaa in ka badan shan jeer oo hore ugu badbaaday weeraro qaraxyo ku bilowday dabadeedna...

Ciidamada Dowlada Oo Qarka U Saaran inay Baneeyaaan Xarardheere Kadib….

0
Kadib ka bixitaankii ciidamada dowladda ee deegaanada ay Camaara ka mid tahay ee gobolka Mudug, ayay xeeldheerayaasha amniga waxa ay sheegayaan in tallaabadan ay...

Booliis u ilmeeyay Eey Boolis ah oo shaqada uga tagay Arintaaan….

0
Waxa ay ahayd sagootin qiirro leh markii saraakiisha booliisku ay isugusoo urureen sagootin qiiro leh oo kama dambays ah oo ay siiyeen saaxibkood eey...




News in English

Wararka Caalamka